Calendar

Afhayeenka AMISOM Oo Beeniyay in Askar Looga Dhaawacay Dagaaladii Degmada Boondheere ka dhacay

eBoondheere/Bartamaha:Afhayeenka Ciidamada AMISOM Mejar Bariijiya Bahuuku ayaa beeniyay Warar sheegayay in Ciidamada ka tirsn AMIOM ay waxyeelo ka soo gaartay Dagaaladii Mugadishi Ka dhacay.

Afhayeenka ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay ku dhaawacmeen Madaafiic Kooxda AL-shabaab ku weerareen Saldhigyada Ciidmada Nabad ilaalinta Mugadisho u jooga kadib Dagaalo ka dhacay Maalmihii also dhaafay Degmada Boondheere.

“Waxyeelo nagama so gaarin Dagaaladii ka dhacay Degmada Boondheere Magaalada Mugadisho Ee Gobolka Benaadir” ayaa laga soo xigtay Bahuuko.
Mr Bahuuko ayaa ku tilmaamay been la dhoodhoobay Wararka kaso yeeray Kooxda ay la dagaalamayaan Ee AL-Shaab oo ku adan inay Madaafiic la haleen Xarumaha ee ku suganyiihiin AMISOM.

Hadalka  Afhayeenka Ciidamada AMISOM Mejar Bariijiya Bahuuku ayaa ku soo beegmaya Xilli Maalmihii alsoo dhaafay Warbaahinada ay shaaciyeen in 6 Askari oo ka tirasan  AMISOM ku dhaawacmeen Madaafiic Ee Kooxda AL Shababa ksuoo beegsadeen Saldhiygga Boondheere Ee fadhiga ku leeyihiin AMISOM.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: