Calendar

Aragtida Taageerayaasha: Waxaan qabnaa In Jose la Buriyo

Afti uu sameeyay wargeyska Marc ee ka soo baxa dalka Spain lagana qaaday taageerayaasha Real Madrid oo ku aadan mustaqbalka Jose Mourinho ayay soo jeediyeen in la fasaxo .
Waxa ay u arkaan %82,2 dadkii dhiibtay aragtidooda in Mourinho uusan u qalmin in uu sii joogo Real waxana u sabab natoojooyinka aan wanaagsaneyn ee Real la soo darsay , waxa ayna arintaan soo baxeysa xilli cadaadis ka imaanaya dhanka maamulka uu saaran yahay Jose Mourinho .
Real ayaa haatan kooxda hogaanka haysa ee Barcelona ka hoseysa 16-dhibcood iyadoo tanina ay u muuqato in rajo badan ka yeelan karin horyaalla xilli ciyaareedkaan

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: