Category Archives: Wararka Maanta

Ra’iisul wasaarihii hore Saacid oo uga digay Xasan Sheekh iyo Cabdiweli khilafka ka dhaxeeya

Muqdisho (Bartamaha) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qaar kamid ah Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa, ayaa ka hadlay waxqabadkii Xukuumaddii uu hoggaamiyay ee mudada … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha oo Cambaareeyey Weerarkii Baska Mandheera

Muqdisho (BARTAMAHA) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii shalay lagu dilay 28-qof oo u dhashay dalka Kenya ,kaas ka soo tagay deegaano ka tirsan gobolka Waqooyi bari. Koox dabley ah oo hubeysan ayaa dadkan oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Al-Shabaab oo Sheegtay xasuuqii Baskii Mandera

Mandheera (BARTAMAHA) Ururka Al-Shabaab ayaa maanta si rasmi ah u sheegtay in uu ka danbeeyey weerarkii saaka lagu qaaday gaari bas ah oo ka baxay magaalada Mandheera laguna laayey dad badan. Baskaan oo ka baxay Waqooyi bari dalka Kenya ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Daawo Shirkii Hiigisga 2016 Denmark oo Madaxda Soomaaliyeed ay ka hadlayaan

Shirkan ayaa cinwaan looga dhigay ”’ SOMALIA’S NEW DEAL COMPACT, HIGH LEVEL PARTNERSHIP FORUM”” Waxaana ku sugan xubno kala duwan oo kala matala beesha caalamka iyo Soomaalida. Ujeedada shirka ayaa ah in looga xaajoodo isla markaana looga wadahadlo horumarka ka … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkii Barnaamijka hiigsiga Cusub 2016 oo Ka Furmay Magaaladda Copenhagen ee Dalka Denmark!!!

Copenhagen (BARTAMAHA) Magaaladda Copenhagen ee dalka Denmark ,waxaa si rasmi ah uga furmay shirkii Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ee hiigsiga cusub ee 2016. Shirka ayaa cinwaan looga dhigay ”’ SOMALIA’S NEW DEAL COMPACT, HIGH LEVEL PARTNERSHIP … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin Show Nov 19-25, 2014 Buuqa Dowladda Iyo Maxay Dhallinyaradu Banaanka Uga Taagan Tahay

WARGELIN SHOW Bartamaha – laa iyo hadda waxaa weli socda ismariwaagii siyaasadeed eek a dhex abuurmay Madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud iyo raiisal Wasaarihiisa Cabdiweli Shiikh Axmed iyadoo labada garabba ay adeegsanayaan Xildhibaanada Dowladda. Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

AKHRISO Warqadii ay Wasiirada Federaalku Kaga Dalbadeen In uu Iscasilo Raysalwasaare Cabdiweli Shiikh!!

 

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

DEG DEG: Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo sheegay inaysan soo gaarin warqada kaga timid wasiirrada Jawaab kululna siiyay wasiirrada ugu baaqay inuu is casilo (Akhriso)

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Wasiir ka tirsan xukuumadda oo sheegay in 14 wasiir ay Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyeen warqad ay kaga dalbanayaan inuu is casilo, waxaana xafiisku sheegay in warqadaas aysan soo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir Goodax: RW Cabdiweli Iscasil ayaan ku Niri (COD/Audio)

VOA Wasiirka arimaha Gudaha ee Somalia Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in 14 wasiir oo uu ka mid ahaa ay u geeyeen warqad iscasilaad ay kaga dalbanayaan Ra’isul wasaaraha. Sida wasiirku uu sheegay go’aankan ayaey qaateen markii ay arkeen marxaladda … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax ka dhacay Muqdisho ayaa ku dhintay Mas’uul ka Laanta Socdaalka (SAWIRRO)

Muqdisho (Bartamaha) Laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay qarax maanta ka dhacay jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama ee Muqdisho, iyadoo mas’uulka lahaa gaariga uu qaraxu ka dhacay uu gellinkii … read more »

Posted in Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanada Mooshinka Diidan oo maalintii labaad “Qiirooday?”

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Video: Muqdisho oo lugu qabtay hub iyo gaari loo adeegsan jiray dilalka xildhibaanno iyo mas’uuliyin dowladda

Xafiiska Warqabadka Bartamaha Muqdisho Muqdisho — Magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa ka socda howlgallo la sheegay in lugu raadinayo kooxo dilal kala gadisan geystay,waxaana howlgal si gaar ah loo sameeyay lugu qabtay hub iyo gaari loo adeegsan jiray dilalka … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

XOG: Xildhibaannadii mooshinka ka keenay ra’iisul wasaaraha oo Nairobi looga yeeray

| Xafiiska Warqabadka Bartamaha Muqdisho | Muqdisho (BARTAMAHA) Warar hoose oo ay helayso Raxanreeb ayaa xaqiijinaya in si dhaqso ah loogu yeeray xubno ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka dowladda Soomaaliya ee hor-socday mooshinka ra’iisul wasaaraha. Mooshin laga keeno xukuumadda beesha caalamka … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ku simaha safiirka dawladda Qadar ee Soomaaliya oo maanta Garoowe soo gaaray (Sawirro)

Xafiiska Wararka Bartamaha Garoowe (BARTAMAHA) Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland si wanaagsan loogu soo dhaweeyey ku simaha Safiirka Dawladda Qadar ee Soomaliya Xassan Xamze iyo wafti uu hogaaminayey oo booqasho rasmi ah ku yimi Puntland. Soo dhaweynta wafdiga ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan Oo Khudbad Uu Kaga Hadlayo Xaalada Dalka u jeediyay Umadda Soomaaliyeed

Radio Muqdisho Madaxweynha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa uga hadlay arrimo dhowr ah gaar ahaan marxaladaha dalku ka soo gudbay xaalada hadda uu ku saganyahay iyo hiigsiga sanadka 2016. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn si koban u sharaxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Itoobiya iyo Soomaaliland oo kala saxiixday heshiis hormarineed

Xafiiska Wararka Bartamaha Hargaysa – Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaaliland waxaa heshiis dhinacyo badan ku kala saxiixday dawladda Itoobiya iyo maamulka Soomaaliland. Heshiiskan ayaa intiisa ugu badan waxaa uu khuseeyaa arimaha dhaqaalaha,ganacsiga,korontada iyo hormarinta kaabayaasha kale ee bulshada. Heshiiskan oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Xildhibaanno taageersan ra’iisulwasaare C/weli oo ka walwalsan amnigooda

Muqdisho (Bartamaha) Warar hoose oo laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in cabsi xooggan oo dhanka noloshoodaa ay soo wajahday xildhibaannada ka soo horjeeda mooshinka la sheegay in laga keenay ra’iisulwasaaraha. Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil oo ka mid ah xildhibaannadii … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin Show Nov 12-18, 2014 Khilaafka Madaxweynaha & RW, ra’yiga Dadweynaha, Talo kusocota Madaxdeena

Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xiisadda cakiran ee dhextaalla Xildhibaanada Baarlamaankeena, Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaarihiisa iyo Soomaali weynta sugaysa in dalku horay u socdo. Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inuu xoojinayo amniga caasimadda

Muqdisho (Bartamaha) Xilli maalmihii u danbeeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ay ku soo badanayeen falalka amni darro oo ay ugu horeeyaan dilal qorshaysan oo loo gaysanayo saraakiisha maamulka ayaa xiligan waxaa biloowday qorshe lagu xoojinayo amniga. Maamulka gobolka Banaadir ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’yiga Dadweynaha: Khilaafka Baarlamaanka & Madaxdeena (WARGELIN SHOW Nov. 12-18)

Ra’yiga Dadweynaha: khilaafka Baarlamaanka & Madaxdeena (WARGELIN SHOW Nov. 12-18) Ka Qeyb Qaado oo Fikirkaaga ka dhiibo Barnaamijka Wargelin Show Todobaad walba. Wixii faahfaahin ah Booqo Boggena Facebook-ga. Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment