Daily Archives: June 2, 2014

Dagaal hor leh oo ka qarxay Gobolka Bakool

BARTAMAHA – Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay Degmada Caato ee Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa la sheegay in Al-shabaab ay Weerareen Fariisimo Ciidamada Miilatariga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maraykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Ethiopia

BARTAMAHA – Safaarada mareykanka ee magalada adis ababa ayaa kuboorineesa muwaadiniinta mareykanka iney joojiyaan safarada ay uaadayaan dalka Ethiopia kadib digniin soo baxday oo muujineesa weeraro ay qaadi rabaan kooxda alshabab. “Safaradu waxay heshay warbixino kusaabsan weeraro argagixiso oo kadhici … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sarkaal ka tirsan Maamulka Somaliland oo ku dhaawacmay Qaraxii Hargaisa ka dhacay

BARTAMAHA – Ayadoo Xalay Qarax uu ka dhacay Aga gaarka Xaruunta Madaxtooyada Maamulka Soomaaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo baxaa Faah-faahin dheeraad ah. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay Sargaal ka tirsan Xeer ilaalinta Guud ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

KENYA: Waxaan Dilnay Saraakiil Al Shabab ah

BARTAMAHA – Sida laga soo xiganayo afhayeenka ciidamada milatariga dalka kenya Maj Emmanuel Chirchir ayaa sheegay in ciidamada kenya ay dileen 2-ruux oo katirsan ururka alshabab . “kooxaha argagixisada ah ayaa weerar kusoo qaaday ciidamo katirsan booliska dalka kenya kadibna … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muwaadiniin u Dhalatay Kenya oo laga sii daayay koonfurta Galkacyo

BARTAMAHA – Wararka Idaacada Kulmiye ay ka heeleyso Gobolka Mudug ayaa sheegay in Saddex Lahaysta oo u dhashay Dalka Kenya oo Miyiga Gobolka Mudug Afdub haan loogu haystay la siidaayey. Warka ayaa intaa ku daraya in Kooxda Burcadbadeeda Soomaaliya ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Uganda oo la sheegay inaysan ka baxaynin Somalia + (Warbixin)

BARTAMAHA – “ciidamada uganda iyo kuwa midowga Africa wey aysiijoogi doonaan dalka Somalia ,iyagoo siiwadaya dagaalka alshbab.”Sidaa waxaa yiri mr Crispus Kiyonga. Wasiirka daafaca ayaa sidoo kalle sheegay in Uganda aysan ujoojin doonin dagaalka alshabab weeraro ay kala kulmaan dhanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo go’aan adag kasoo saartay kallumaysiga sharci darada ah

BARTAMAHA – Cabdiweli Gaas ayaa sheegay inuu soo arkay cabashooyin haysta dadka degan deeganada dhaca xeebaha oo ay samayn ku yeelatay jariifka lagu hayo baddaha, isagoona intaasi raaciyay in talo soo jedin arrintan ku aadan uu ka helay madaxda wasaradda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment