Daily Archives: June 29, 2014

Diyaarad QM leedahay oo Soomaaliya lagu duqeeyay

BARTAMAHA – Sida Wakaaladda wararka Interfax ee dalka Rushka ku taala ayaa qortay maanta in gantaalo lagu weeraray diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo Rush,ka laga leeyahay hase ahaatee Q,M u kiraysan xilli ay dul maraysay hawada meel ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwayne Xasan Shiikh “Al Shabab kuma camal falaan Diinta Islaamka”

BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowladaa Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay amniga dalka xiliga lagu jiro bisha baraykaysan ee Ramadaan. Madaxwaynaha ayaa sheegay in Al shabab aysan Soomin ayna rabaan inay dadka  cibaadaysanaya khal khalgaliyaan. Kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

QM iyo Kenya oo iska kaashanaya la dagaalanka argagixisada

BARTAMAHA – Xoghayaha guud ee qaramada midoobe Mr  Banki-moon kadib kulan uu laqaatay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in qaramada midoobe ay u balanqaadeeso dowlada Kenya iney kasaacidi doonto ladagaalanka arga-gixisada. “Inaga iyo dowlada Kenya waxaynu  kawada shaqeyndoonaa Kahortaga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Askar lagu laayay isgooska Dabka Mogadishu maalintii kowaad ee Ramadanka

Sida uu wariyaheena Mogadishu kusoo waramayo ayaa sheegayaa in labo Dhalin yaro ah oo Bastoolado ku hubeysan ay Toogteen labo ka mid ah Ciidanka Taraafikada Somalia oo ku sugnaa Isgooska Dabka Ee Wadada maka al mukarama Ee Magaalada Muqdisho Halkaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment