Daily Archives: June 8, 2014

Atam” Dagaalada Puntland waa la igu qasbay”

Hogaamiyihii Al-shabaab ee Buuraha Gal-gala Max’ed Saciid Atam oo shalay isku soo dhiibay Dowladda Federaalka Soomaaliya,sheegayna in uu ka tanaasulay Fikirkii Al-shabaab ayaa sheegay in Dagaalka Puntland lagu Qasbay. Max’ed Saciid Atam ayaa Xusay in Dagaalkaasi lagu qasbay islamarkaana Maamulkii … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Shabab iyo Ciidamada Maamulka Jubba oo dagaal ku dhexmaray Jaziirada Madhawaa

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Gobolka Jubbada Hoose,gaar ahaan inta u dhaxeysa jasiirada Madhawa iyo Buurgaabo ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ay ku dagaalameen. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wafti Balaaran oo hor kacaayay Qunsulka Turkiga ee Somalia oo Puntland gaaray Maanta

BARTAMAHA – Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa maanta Gaaray Magaalada Boosaaso ee Xarunta u ah Gobolka Bari,waxaana ay la Kulmeen Madaxweynaha Puntland C/wali max’ed Cali Gaas. Wadfiga ayaa waxaa Hogaaminaya Safiir kuxigeenka Dalka Turkiga ee Soomaaliya,waxaana ku waheliya Xubno … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment