Daily Archives: June 9, 2014

Muwaadiniinta Maraykanka oo looga digay inay Tagaan Jabuuti

BARTAMAHA – Wasaaarada arimaha dibada dowlada mareykanka ayaa soo saartay digniino ay ujeedineeso muwaadiniinteeda kusugan dalka jabuuti oo ku ‘aadan weeraro argagixiso, waxayna ugu baaqeesaa kuweeda doonaya iney dalkaasi usocdaalaan iney taxadar muujiyan kadib weeraro argagixiso oo laga cabsi qabo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Mid kamid ah Labadii maleesha oo isku haysay Shabelada Hoose oo la wareegtay Marka

BARTAMAHA – Wararka laga helayo Demada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in mid kamid ah Maleeshiyada ku Dagaalamaya Gobolka Shabellaha Hoose ay la wareegeen Degmada Marka. Goobjoogeyaal ayaa Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho u sheegay in Labada … read more »

Posted in Wararka Maanta | 1 Comment

Madaxwaynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Masar

BARTAMAHA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayay oo ka qeyb galay xafladda caleemo saarka Madaxweynaha Dalka Masar Cabdifataax Al-Sisi ayaa kulan la qaatay dhigiisa Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdifataax Al-Sisi … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment