Daily Archives: June 24, 2014

Wasiirka xanaanada xoolaha DFS oo boqasho kutegay maxjarada magaalada Boosaso (sawirro)

Boosaaso_ Wasiirka xanaanada xoolaha DFS. Saalim Caliyow Ibrow oo booqasho ku jooga magalada Boosaso ayaa maanta booqasho ukuurgelida kutegay maxjarada xoolaha ee kuyaala magaalada Boasaaso, waxana booqashada kuweheliyey wassiirka xanaanada xoolaha Punland Cabdullaahi Cali Ducaale. Labada wasiir ayaa waxa kusoo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM welcomes agreement on Interim Administration for South West Regions of Somalia

BARTAMAHA -  The Special Representative of the Chairperson of the African Union Mission Commission for Somalia (SRCC) Ambassador Mahamat Saleh Annadif has welcomed the agreement in Mogadishu between representatives of the South West-6 Group and the South West-3 Group to … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Wasiirka waxbarshada Puntland oo kaqaybgelaya shir looga hadlayo waxbarshada caalamka

Wasiirka wasaarada waxbarashada dowlada Puntland Cali Xaaji Warsame ayaa kaqaybgelaya shir caalamiya oo ka dhacaya magaalada Brussles ee dalka Belgium, kaasi oo looga hadli doono sidii loo xoojin lahaa waxbarshada caalamka oo sanadkiiba mar laqabto. Shirka oo socon doona saddex … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliya oo kasoo horjeestay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Muqdisho_ Wasiirka arrimaha gudaha dowlada federaalka Somaaliya C/llaahi Goodax Bare oo waraysi siiyay laanta afka Soomaliga ee BBC-da ayaa kasoo horjeestay heshiiskii shalay lagu aqoonsaday maamulka saddexda gobal. Wasiirka ayaa sheegay in marki hore si khaldan loo maray maamul usamaynta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland oo xukuno kala duwan ku riday Edaysanayaal (sawirro)

Boosaaso_ Edeeysanaysha la horkeenay maxkamada ayaa loo haystay falal ay kamid yihiin, gaadiid urarna WFP oo lagu gubay duleedka Bosaso, askar dil gaysatay iyo rag lala xiriirinayay inay la shaqaynayeen Al-shabaab. Tirada dadka loo haystay falkan gaadiidka la gubay ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Somaliya oo kahadlay dagaal beeledyada ka dhacaya gudaha dalka

Muqdisho_ Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahadlay dagaal beeleedyada ka dhacay deegano kamid ah koonfurta Somaliya, waxaana uu madaxweynuhu sheegay in talaaboyinkasi ay ka faa,idaysan karaan xarakada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa ka digey in lataageero dagaal beeledyada, isagoona ka codsaday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntland oo soo dhoweysay aqoonsiga maamulka saddexda gobal

Dowlada Puntland waxa ay soo dhaweynaysaa aqoonsiga la aqoonsaday Maamulka Koonfur Galbeed ee ka kooban Saddexda Gobol ee kala ah Bay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowlada Puntland waxa ay cadaynaysaa Dhismaha Maamulka ka kooban Saddexda Gobol in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay heshiiska maamulka saddexda gobol (war saxafaded)

Muqdisho, 23 June 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah laga dhiso koonfur … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment