Daily Archives: June 30, 2014

Al Shabab oo ku hanjabay inay laynayaan Ciidamada Dowladda Bisha Ramdan

BARTAMAHA – Ayadoo shalay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka lagu dilay ilaa Saddex Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dilkooda ay Al-shabaab sheegteen ayaa Al-shabaab waxaa ay ku hanjabeen in ay wadayaan Beegsiga Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Afhayeenada Al-shabaab … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , , | Leave a comment

Dowlad Islaami ah oo looga dhawaaqay Bariga Dhexe

BARTAMAHA – Dagaal yahanada sunniga ah ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Siiriya lana yiraahdo ISIL ayaa bedelay magacii iyagoo ku dhawaaqay maamul cusub oo Islaami ah oo ka hanaqaadaya barriga dhexe. Kooxdan ISIR ayaa u bedelay magaca khilaafada Islaamka … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment

Gabay: Soo Dhoweynta Ramadaanka

Ramadaan Kariim Dhamaantiin daawadayaasheena Barnaamijka Wargelin Show iyo dhammaan Muslimiinta Calaamka. Gabaygan Ramadaanka loo sameeyey nala daawada.

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment