Daily Archives: June 21, 2014

Dumar lagu laayay Shabbelaha Hoose

BARTAMAHA – Sida wariyaha Bartamaha Online ee Marka uu kusoo waramayo Dhinacyada isku haya Gobolka ay maanta dileen Ilaa Shan Haween ah oo ka mid ahaa Dadka Deegaanka. Faadumo Axmed Xaaji oo ka mid ah Haweenka ku nool Degmada Marka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dr. Cali Macow Aways oo si ballaaran loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe (sawirro)

Garoowe_ Waxaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe Dr. Cali Macow Aways oo ah dhakhtar ay siweyn uyaaqaanin dadka Somaaliyeed, isla markaasna xarumo caafimaad kulleh dalka Jarmalka. Soo dhowaynta Dr-ka ayaa waxaa kaqayb qaatay Masuuliyin katirsan dowlada Puntland iyo … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Qaramada Midoobay oo canbaareeyay Dilkii Wariye Keynaan

BARTAMAHA – Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Ergayga gaarkaa ee QM u qaabilsan Soomaaliya Nikolse Kay ayaa waxaa lagu sjeegay in QM ay ka Xun tahay Dilka Wariye Yuusuf Axmed Abuukar ee Magaalada Muqdisho lagu dilay. Warka Qoraalkaa ayaa waxaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan OO lagu aasay Muqadisho maanta

BARTAMAHA – AUN waxaa Maanta  Qabuuraha Iskool Bulusiyo ee Magaalada Muqdisho lagu Aasay Wariye Yuusuf Axmed Abuukar Keynaan oo ahaa Tafatirihii Idacada Mustaqbal islamarkaana ka soo shaqeeyey Idacadaan Kulmiye ee Magaalada Muqdisho. Aaska Wariye Keynaan ayaa waxaa ka soo qeyb … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka warfaafinta Soomaliya oo kahadlay waxqabadka Dowlada ee todabadkii lasoo dhaafay (War-saxafadeed)

Mogadishu, 21 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Wadatashiga Siyaasadda Dhalinyarada … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Wariye Yuusuf Kaynaan oo Saaka ku geeriyoday Qarax loogu xiray Gaargiisa

Muqdisho_ Alle ha unaxariistee Wariye  Yuusuf Axmed Abuukar (kaynaan) ayaa saaka  ku geeriyoday qarax loogu xiray gaarigisa, xili uu ku sugnaa inta udhexaysa Bacaadlihii hore iyo Hotelka Muna oo ka tirsan degmada Xamar weye ee gobalka Banaadir, waxaana qaraxa loogu xiray … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Xulka France oo usoo gudbay wareega 16-ka iyo Egland oo isaga haray koobka addunka (sawirro)

Xulka dalka Ingiriiska uga qaybgalaya cayaaraha koobka aduunka ayaa ka quus go,ay rajadii caatada ahayd ee ay ku haminayeen kadib markii xalay kooxda Cost Rica ay dhulka ku jiiday xulka Talyaaniga, kadib gool qurxoon oo uu udhaliyay xidiga Bryan Ruis, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Cayaaraha gobalada Puntland oo gabo gabo maraya iyo Xulka Nugaal oo shalay Fiinalka usoo baxay (sawirro)

Garoowe_ Waxaa gabo gabo maraya tartanka ciyaaraha kubada cagta gobalada Puntland ee ka soconaya garoonka Miro awaare ee magaalada Garoowe, waxaana maalintii shalay Fiinaalka usoo gudbay xulka gobalka Nugaal oo gool Rigoore ah kaga guulaystay xulka gobalka Mudug. Ciyaartii shalay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment