Daily Archives: June 16, 2014

Dowladda Puntland oo laashay war saxafadeed kasoo baxay Maraykanka iyo Europe

BARTAMAHA – Qormo kasoo baxay xafiiska madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdilaahi Camay ayaa lagu sheegay inuu hareer marsan yahay war saxaafadeed dhowaan kasoo baxay safiiradda USA,UK iyo Midowga Yurub oo ku wajahnaa xaalada Gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn. Camay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Garsoorihii Maxkamada Degmada wardhiigley oo xalay lagu dilay Mogadisho

BARTAMAHA – Waxaa xalay kooxo hubaysan ku dileen dagmeda Waabari ee gobolka banaadir Garsoorihii Maxkamada Degmada wardhiigley oo isagu la sheegayo in lagu dilay Bastoolado  waxaana goobta iskaga baxsaday Kooxdii dilka Garsooraha fulisay Dad Goob joogayaal ah ayaa warbaahinta qaar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Warbixinta weerarkii xalay lagu dilay ugu yaraan 48 ruux ee ka dhacay Magaalada Lamu ee Kenya

BARTAMAHA – Waxaa xalay abaaradii 8dii fiidnimo weerar fool ka fool ah lagu qaaday Jasiirada Lamu halkaas oo lagu dilay dad u dhow 50 qof sidoo kalane lagu dhaawacay dad fara badan oo tiradooda wali aan la shaacin. Waxaa wararka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xasan Sheikh oo xildhibaanada Soomaalida kala hadlay joojinta mooshin ay ka keenaan dowladdiisa

BARTAMAHA – Xasan sh Maxamuud  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo goor dhaw soo gaba gabeeyey Qudbad uu ka horjeediyey Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oga hadlay arrimo badan. Xasan Sh Maxamuud ayaa Baarlamaanka ka hor aqriyey Qodob Dhowr ah oo uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment