Daily Archives: June 3, 2014

UNSOM oo u dabaal dagtay sanad guuradeedii Kowaad

BARTAMAHA – Munaasabaddan ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, ayaa loogu dabaal degayey sanad guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii la howlgaliyey xafiiska Howlgalka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM, waxaana ka soo qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ku-xigeenka Ra’iisul … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Washington oo Uganda uga digay Weeraro uga yimaada Dhanka Al Shabab

BARTAMAHA – Sida uu qoray wargeyska worthynews Waaxda Arimaha dibada dowlada mareykanka ayaa wal-wal kamuujineesa weeraro macquul ah oo kadhaca dalka Uganda ,gaar ahaan kaniisadaha ayna fuliyaan alshabab. Safaarada mareykanka ee dalka Uganda ayaa sheegtay iney heshay warbixino lagu kalsoonyahay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaano madaxwaynaha Somalia uga baxay gollaha Baarlamaanka Soomaaliya Maanta

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Xarunta Golaha shacabka Ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Kulan balaaran oo ay ka qayb galayaan madaxda sare Ee Dalka sida Madaxweynaha Gudoomiyaha baarlamaanka iyo ra,iisul wasaaraha ay Xildhibaanadu ku leeyihiin Xaruntooda waxaana … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Somaliland oo lagu baaqay inuu jawaab ka baxsho qaraxii dhawaan ka dhacay Jabuuti

BARTAMAHA – Dhawaan Dowladda Jamhuuriyada Jabuuti waxaa ay shaacisay in Labadii Qof ee isku Qarxiyey Maqaaxi ku taala Dalka Jabuuti ay ka yimaadeen Magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Soomaaliland. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo Warbahinta kula … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment