Daily Archives: June 5, 2014

Golaha Wasiirrada oo soo dhoweeyey Dajiraha Mareykanka u soo magcaabayo Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday xaaladda uu dalku marayo. Golaha Wasiirada ayaa soo dhoweeyey qorshaha ay dowladda Maraykanku safiir ugu soo magcaabayso … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarama Midoobay oo ka digtay macaluul ka dhalata Soomaaliya

BARTAMAHA – Madaxa ugu sareeya dhanka arimaha bini aadaminada qaramada midoobay valeria amos ayaa dalbatay lacag dhan $60 million sadaxda bilood ee soo-socota si looga hortago cuna yarida kajirta Somalia. Ayadoo kahor hadleesay golaha amaanka ee qaramada midoobay Valeria amos … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

SOMALIA: Xildhibaano sheegay inuu jiro khilaaf ka dhex aloosan Labada masuul ee dalka ugu sareeya

BARTAMAHA – Xildhibaanadii ka soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya,islamarkaana hore ugu baaqay in Madaxweynaha uu iscasilo ayaa sheegay in Xildhibaanadaas ay Khilaafka jira Mas’uul ka yihiin. Xildhibaan C/rixmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Bayaanka ka Gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

NATO oo kororsatay joogida xeebaha Soomaaliya

BARTAMAHA – Saraakiisha ururka NATO ayaa go’aan kugaaray in lasiyaadiyo howlgalka ladagaalanka burcadbadeeda ee biyaha Somalia lana gaarsiiyo ilaa sanada 2016 kadib markii la arkay iney sii socoto qatarta kooxaha burcadbadeeda. Bishii August sanadkii 2009 maraakiibta ururka NATO ayaa biyaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment