Daily Archives: June 23, 2014

DEG DEG: Madaxwayne Xassan Sheekh oo aqoonsadey Maamulka Sadexda Gobol ee Koonfur Galbeed

BARTAMAHA DEG DEG – Waxaa in ka yar saacad ka hor Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiekh Mohamuud uu ku dhawaaqay inuu aqoonsadey maamul sadexda gobol ee looga dhawaaqay Baydhabo. kulan Qaatay Dhowr Maalmood oo ay iskugu soo laab laabanayeen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaaradaha Dagaalka oo Duqeeyay Jaziirada Kudhaa

BARTAMAHA – Diyaarada dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqaymo lagu bartilmaameedsanayay Dagaalyahanada Al Shabab ka gaystay Jaziirada Kudhaa. “Xoogaga AMISOM waxay  qaadeen weeraro xaga cirka ah tanina waxay qeyb katahay siferynta alshabab quwadooda”warbixin kasoo baxday AMISOM ayaa sidaa lagu yiri . … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Puntlland rebuffs oil deal by Somalia

Mr Issa Mohamoud Farah alias Dollawaa, the Director General of the Ministry of Mineral Resources and Petrol for Puntland has rejected an accord entered by the Federal Government of Somalia (FGS) with two fuel companies, namely Shell and ExxonMobil. Talking … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

AMISOM airstrikes destroy al shabaab hideout

AMISOM forces have conducted airstrikes in Anole and Kuday in the Lower Jubba region as part of a sustained effort to destroy Al Shabaab’s military capabilities. The airstrikes in Anole left more than 30 Al Shabaab fighters dead, 3 technical … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Puntland oo kasoo horjeesatay heshiis ay dowlada Somaliya la gashay shirkad ka shaqaysa shidaalka (Daawo)

Dowlada Puntland ayaa kasoo hor jeesatay heshiis ay wasaarada macdanta DFS la gashay shirkad ka shaqaysa shidaalka oo magaceeda la yiraahdo Shell, sida uu saxaafada usheegay agaasimaha Macdanta iyo Baatroolka Puntland Ciise Maxamuud Dhoolawaa. Agaasimaha oo shir jaraa’id ku qabtay … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaarihii hore ee Somaliya Nuur Cade oo muqdisho laguso dhoweeyey (sawirro)

Muqdisho_ Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladii kumeel gaar ahayd Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade) ayaa dib ugusoo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana kusoo dhoweeyay garoonka diyaradaha siyaasiyin iyo wax garad kasoo jeeda magaalada Muqdisho. Masuuliyiinta soo dhoweysay ayaa waxaa kamid ah … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Al-shabaab oo Gaari Raashin siday ku gubtay duleedka Qoryoolay

Ururka Al-shabaab ayaa lagusoo waramayaa in habeenkii xalay  duleedka degmada Qoryoolay ay ku gubeen gaari siday shixnad Raashin ah oo urarna ganacsato degan gobalka Shabeelaha Hoose. “Gaariga shixnada uu waday waxay isugu jirtay Raashin iyo agab kale, waxay ahayd inuu … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo lagusoo dhoweeyay magaalada Nairobi

 Nairobi_ Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, kadib casumaad rasmiya oo ay ka heleen dowlada dalkaasi. Madaxweynaha oo safarkiisa ku weheliyaan xubno katirsan golihiisa wasiirada, gaar ahaana … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment