Daily Archives: June 1, 2014

SOMALIA: Wasiirka Warfaafinta oo ka hadlay horumarka Dowladda gaartay

BARTAMAHA – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho kula hadlayey ayaa ka warbixiyey horumarka iyo wax-qabadka dowladda ee usbuucii hore. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Weerarkii iyo Qaraxii Baarlamaanka, arrimaha beeraha, sharciga Isgaarsiinta, … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxwaynaha Puntland oo maanta xariga ka jaray wado laami ah oo isku xiri doonta Kontoroolka iyo dekada Bosaaso

Xaflada Xarig jarka oo ka dhacday Hoolka Jaamacada Bariga Afrika ee Boosaaso ayaa waxaa ka qayb galay Maamulka Gobolka Barri,Kan degmada Boosaaso,Wasiiro,Waxgarad,Haween iyo dadwayne kale . BARTAMAHA – Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Khudbad dheer ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dib u dhis lagu sameynayo Xaruntii Gobolka Ee Fiisha Gufeerno oo maanta Madaxwaybe Xasan sheekh furay

BARTAMAHA – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh maxamuud oo ay wehlinayeen Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Maanta si Rasmi ah Xariga uga Jaray Dib u dhis … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirka Arimaha dibada Dowladda Federalka Somalia oo ku boogadiyay safiirada wax qabad dheeraad ah

BARTAMAHA – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa xalay casha sharaf ugu sameeyay Hotel Jazeera ee Caasimadda Muqdisho qaar ka mid ah safiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,isagoo ku booriyay inay xoojiyaan howlaha qaranka ay u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

SOMALIA: Wasiirka Arimaha Dibada iyo wafdi uu hogaaminayo oo Dalka ka dhoofay

BARTAMAHA – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Xukumadda Soomaaliya C/rixmaan Ducaale Beyle oo maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey Ujeedka Safar ay ku tagayaan Dalka Shiinaha. Dr.C/rixmaan Balye ayaa sheegay in Dalka Shiinaha ay oga Qeyb galayaan Shir Carabta … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment