Daily Archives: June 22, 2014

Xulka Nugaal oo sanadkii labaad xejistay koobka tartanka kubada cagta ee gobalada Puntland

Garowe_ Xulka gobalka Nugaal ayaa sanadkii labaad xejistay koobka tartanka kubada cagta gobalada Puntland, waxaana cayaartii kama damaysta ahayd ay galabta iskaga horyimaadeen xulka gobalka Sool. Jawiga garoonka kubada cagta ee Miro Awaare ayaa ahaa mid degan waxaana aad loo … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Tartanka Cayaaraha gobalada Puntland oo maanta lasoo gaba gabayn doono, iyo Amaanka Miro Awaare oo la adkeeyay

Garowe_ Waxaa la filayaa galabta in lagsuu gaba gabeeyo garoonka Miro Awaare ee magaalada Garoowe tartankii 7aad ee koobka kubada cagta gobalada Puntland, oo beryihii lasoo dhaafay si habsamileh uga socaday magaalada Garoowe. Cayaarta kama damaysta waxaa galabta isku arki … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Amaanka Muqdisho oo la sugaayo Bisha Ramadaan

Muqdisho_ Xili maalmo kooban ay kaharsan yihiin bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa laamaha amaanka ee magaalada Muqdisho ay isku dayayaan inay adkeeyaan amaanka magaalada, kadib markii ay ogaadeen in kooxda Al-shabaab ay weeraro ka fulin rabta Muqdisho. Afayeenka laamaha … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul wasaarha Somaliya oo Madaxweynaha Kenya kala hadlay sidii loo xoojin laha xiriirka labada dal (sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Somaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo boqasho ku jooga dalka Kenya ayaa kullan kula qaatay magaalada Nairobi madaxweynaha dalkaasi mr. Uhuru Kenyatta, labada masuul ayaa la sheegay inay kulankoda diirada kus aareen xoojinta xiriirka labada dale e dhinacyada Siyaasada, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Nigeria oo guul gaartay, Ghana oo Jarmalka cashar bartay iyo Argentina oo silic ku badisay (sawirro)

Xulka Nigeria ayaa ka guulaystay Bosnia-Herzegovina, taasi oo usahashay inay noqdaan xulka ku xiga Argetine oo usoo gudba wareega 16-ka waxaana halkaasi uga hartay cayaarta xulka Bosnia-Herzegovina. Qaybtii hore ee cayaarta ayaa Nigeria waxaa usuuta gashay inay la timaado gool, … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment