Daily Archives: June 12, 2014

Somaliland oo ka hadashay sababta ay ku galeen Taleex

BARTAMAHA – Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Ismaaciil Shaqalle ayaa ku micniiyay gelitaanka ciidamada Soomaliland ee degmada Taleex hawlgal caadiya oo ay ciidamadoodu ku sugayaan nabad gelyada xuduudaha Soomaliland. Waxa uu sheegay in waaberigii saaka ay ciidamadisu gacanta ku dhigeen … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarama midoobay oo shaaca ka qaaday inaysan aqoon saneen Maamulka Sadex da gobol iyo Midka Lixda Gobolba

BARTAMAHA – Wakiilka joogtada ah Ee QM u qaabilsan Arrimaha Soomaliya Nikalose Kay oo Wareysi siiyey Idacaada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in QM aysan Aqoonsaneen Maamulada Ismagacaabay ee lixda Gobol iyo Saddexda Gobol Koofur Galbeed Soomaaliya. Ambaasadoor Kay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Cudur ka jadeecada oo 9 caruur ah ku dilay Shabellaha dhexe

BARTAMAHA – Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in Tuulooyin Hoostaga Degmada Jowhar uu ka Dilaacay Cudurka Jadeecada. Ilaa Saddex Tuulo oo ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe Islamarkaana Cudurkaasi Jadeecada uu ka dilaacay ayaa la sheegay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment