Calendar

Mudaharaad lagu taageerayo R.W. Farmaajo oo ka dhacay Magaalada Xamar (Sawiro)

Shacabka reer Muqdisho ayaa saaka markay maqleen in ay u dhowdahay in Raiisal Wasaare Maxamed Farmaajo uu xilka iska wareejin doono ayay meel walba isaga soo baxeen oo waxay mudaharaad ka bilaabeen iridda laga galo Madaxtooyada.

Dadweynihii halkaas isugu yimid ayaa waxay ku hadaaqayeen “Dowlad diid Doonimayno” “Farmaajo ha jiro ha joogo” iyo ereyo kale oo ay ku cambaaraynayeen madaxda kale ee bulshada.

Daawo Sawirada:

[slidepress gallery='mudaharaad']

IMG_4477

IMG_4570

mud2

IMG_4503

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: