Calendar

R.Mancini ” Sir Alex Maskaxda Haku Hayo Horyaalka Ma Dhamaan”

 

r1Macalinka Man City Roberto Mancini ayaa amaanay qaabka ciyaartooyda City u ciyaareen kulankii New Castle isaga oo xusay in guul daradii United aysan saameyn ku yeelan .

“waxaan fariin u dirayaa Alex oo aan leeyahay horyaalka weli ma dhamaan City-na waa u taagan tahay weli horyaalka waa furan yahay cid is laheyn siin karta ma jirto”ayuu sii raaciyay .

“lixda dhibic ee ay haatan naga horeeyaan ma ah micnaheedu in aan ka dhacnay doonta oo waan taaganahay” ayuu yiri Manicini.

 

Ka dib guul daradii darbiga ayuu qiray Mancini in United ay ka qibrad badan yihin City balse City ka kubad wanaagsan tahay xiligaan Man U .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: