Calendar

jack Wilshare ” Sanadkaan Horyaalka Waan Qaadeynaa”.

wilshInkastoo natiijooyin aan wax ku ool aheyn la yimaadaan xilli ciyaareedkaan kooxda Arsenal hadana laacibka dhawaan dhaawaca ka soo kacay ee Jack Wilshare waxa uu leeyahay waxaan aminsanahay in Arsenal ay ku guuleysaneyso sanadkaan horyaalka ingiriiska .

Wiilsha dhalinyarada ayaa bilaawgii xilli ciyaareedkaan la soo galay garoomada dar dar xoogan taasi oo keentay in loo soo saadaaliyo in sanadkaan meel wanaagsan galayaan balse gadaal ayay u gurteen , waxa ayna haatan ku jiraan kalainta 8-aad .

 

Balse Wilshare ayaa aaminsan in dhaawacyadii hore ka soo ka soo kasbanayaan ayna u taagan yihiin in ay qaadaan horyaalka .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: