read more »">
Calendar

R.W. Farmaajo: “Is Casilimaayo”

R.wasaaraha oo shir jaraa'id ka hadlaya June 14.2011Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlayo dibadbaxyada shacabka ee dalka gudaihiisa iyo dibadiisa, go’aankiisa ku aadan heshiiska Kampala (Kampala Accord) isagoo sheegay in isaga oo tixgelinaya dareenka shacabka Soomaaliyeed uu go’aansaday inuu ka laabto iscasilaadiisa isla markaana uu ka warsugo Go’aanka sharciga ah ee Baarlamaanka Soomaaliyeed, isaga oo xaqiijiyay in haddii Golaha Baarlamaanku ay u cadeeyaan in Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumadiisu ay shaqada ka tagaan uu aqbali doono bilaa shuruud, haddii ay hor yimaadaan heshiiskana uu u sii shaqeyn doono shacabka Soomaaliyeed.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: