Calendar

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ibraahim isaaq yaroow oo dalka dib ugu soo laabtay

Ibraahim-isaaq-yarowMd Ibraahim isaaq yaroow wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay dilkii loo geestay wasiirkii arimaha gudaha iyo amniga qaranka c shakuur sh xasan waxa uu saxaafada u sheegay inuu wali baaritaan socdo lana soo bandhigi doono kadib markuu dhamaado baritaanka

Sidoo kale wuxuu sheegay in safarkoodi ay soo gabiyeen maxaa yeelay ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka isaaq yaroow.

Dhanka kale Wuxuu shacabka ka codsaday inee is dajiyaan si aan ugu faa ideysan kooxda nabadd diidka ah ee danta shacabka iyo dalka aan u naxeen wuxuuse carabka ku adkeeyay inaa meesha laga sareyn ama aan la xaqiri doonin dareenka wanaagsan ay soo bandhigeen shacabka soomaliyeed ayuu yiri wasiis ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka isaaq yaroow

Wuxuu aad usoo dhaweeyay dibad baxyadii  dhacaayay ee lugu tageersanaa raiisul wasaare farmaajo  iyo xukuumadiisa.  

 Hadalka wasiir ku xigeenka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa waxa uu imanayaa xil uu dalka uu dibada ugu maqnaa xiligii qarax lala begsanaayay wasiirkii ariimaha gudaha iyo amniga qaranka C/shakuur Sh Xasan.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: