Calendar

Xulka Qaranka Holland oo loo soo dhoweeyay sidii iyagoo Koobka Aduunka badiyay (VIDEO)

robenXulka kubadda cagta ee Nederland ayaa kusoo noqday dalkooda kadib markii ay galeen kaalinta labaad ee koobka kubadda cagta aduunka.

Dadweynaha Holland ayaad si weyn oo farxadi ku dheehan tahay ugu soo dhoweeyay xulkooda qaranka kadib markii ay ku guuldaraysteen inay Koobka Aduunka gurigooda keensadaan, laakiin damaashaadkan ayaa ahaa mid aad moodo in holland ay badisay Koobka Aduunka ee kubadda cagta.

Soomaali badan oo degan Holland ayaa damaashaadkan ka qeybqaatay, idinkuna markiina daawada:

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: