Calendar

Bayern Munich Oo Qandaraaska U Kordhisay Thomas Müller

baaaayarNaadiga Bayern Munich ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in hishiiska ay u kordhiyeen xidigooda da`da yar ee Thomas Müller iyadoo uu la sii joogayo ilaa iyo sanadka 2017-ka .
Madaxa kooxda ayaa ka sheegay bogga Bayern Munich In Muller  uu muujiyay rabitaankiisa ku aadan in uu baaqi ku sii ahaado kooxda , waxa ayna maamulka muujiyeen sida ay ugu faraxsan yihiin in laacibka laba xilli ciyaareed oo kale uu la sii joogo kooxda.
Laacibkaan ayaa sanadkii 2010-ka ku guuleystay kabaha dahabka ee koobkii aduunka iyadoo xili ciyaareedkaan uu dhaliyay 13- gool ka dib 25 ciyaar oo u saftay kooxdiisa.aha

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: