Calendar

Baarlamaanka oo diiday miisaaniyadda 2013

Xildhabaanada Barlamanka oo manka kulan ku qaatay magaalada muqdisho ayaa kasoo horjeestay ansaxinta Miisaaniyada xakuumada ee sanadka 2013 ka

Kulanka manta oo ay akasoo qeybgalayn 164 ayaa 70-Xildhibaan ay diideen miisaaniyada in la ansixiyo sidoo kalena 54-Xildhibaan ay ogolaadeen halka 39-Xildhibaana ay maqnaayeen hal xildhibaana uu ka aamusay.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaaqay in miisaaniyada Xukuumadda Soomaaliya muddo hal bil ah dib loo dhigayo isagow dhanka kale sheegay in uusan jiri doonin fasax ay qaataan Xildhibaanada Baarlamaanka.

Kulanka manta xildhibaanada ku diideen Ansaxinta miisanaaniyada ayaa waxa goob joog ka ahaa Wasiirka maaliyada Xakuumada Somaaliya.

ka Doodista Ansaxinta Maasaaniyada oo dhowr kulan la isgu soo laabtay ayaa manta ugu danbeyn Xildhibaanada kasoo horjesteen in ay ansixiyaan.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: