Calendar

Dad hubeysan oo lagu qabqabtey Muqdisho

Howgal lagu soo qabtay koox hubeysan oo ay si wadjir ah u fuliyeen Ciidamada dowlada iyo Amisom ayaaka dhacey Degmada xamarweyne ee Gobalka banadir.

Saraakiisha Howgalkaan Fuliyay ayaa sheegay in ayso qabteen koox hubeysan islamarkaana lagu guray gawaari ay wateeneyn ciidamada howlgalka sameynayay waxaana loo qaaday saldhigayada kuyaala Magaalada Muqdisho.

Howlgalkan ayaa kamid noqonayo howlagalada lagu sii xoojinaayo Amniga magaalada muqdisho.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: