Calendar

Daawo Sawirada madaxweynaha maamulka Jubba xilligii uu kasoo ambabaxayay Kismaayo

Madaweynaha Jubbaland oo soo sagoontiyeen qaar kamid ah saraakiisha maamulkiisa ayaa maanta waxaa uu u duulay magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium.

Waana markii ugu horraysay oo uu Axmed Madoobe ka qaybgalo shir caalami ah oo Soomaaliya loo qabanayo tan iyo markii dawlada federaalka ah ay aqoonsatay maamul goboleedka Jubba.

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: