Calendar

SOMALIA: Wasiirka Arimaha Dibada iyo wafdi uu hogaaminayo oo Dalka ka dhoofay

BARTAMAHA – Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Xukumadda Soomaaliya C/rixmaan Ducaale Beyle oo maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey Ujeedka Safar ay ku tagayaan Dalka Shiinaha.

Dr.C/rixmaan Balye ayaa sheegay in Dalka Shiinaha ay oga Qeyb galayaan Shir Carabta iyo Shiinaha islamarkaana looga hadli doono sidii labada Qaaradood Wadashaqeyntooda loo wanaajin lahaa,waaxe uu sheegay in Dowlada Shiinaha ay dooneyso in Maalgalin ay ku sameyso Dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Shir kale oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya uu oga qeyb galayo Dalka gariika islamarkaana lagu soo qaadi doono Arrimo ay ka mid yihiin Marxalada Soomaaliya.

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: