Calendar

dowlada somalia oo sheegtey in ay hishiis dhex dhigtey maamulada somaliland iyo puntland

madaxwaybe xasan sheekh maxamuud ayaa sheegay in dowladiisu qayb adag ka qaadatey dajinta xaalada colaadeed ee ka dhalatey dagmada tallex ee gobalka sool

dinaca kale madaxwaynaa  ayaa tilmaamay in wadahadallo la xiriira arrintaas ay dowladda la gashay maamullada Somaliland iyo Puntland, si loo yareeyo khatar shacabka ka soo gaarta dagaallo halkaas ka dhaca.

xasan seekh maxamuud  ayaa sido kale tilmaamay in dowladda ay ku guulaysatay in wadahadalladii ay la gashay labada dhinac ay suurageliyaan in ciidamadii maamulka Somaliland ee ku sugnaa Taleex ay isaga baxaan, isla markaana hakad la geliyo ciidamo ka socday Puntland oo la qorsheynayay in ay halkaas gaaraan.

dhinaca kale madaxwaynugu Wuxuu kaloo xusay in aay wakisiisocondoonan xiriirraka ay dowladdu la samaynayso somaliland iyo puntland oo isku haysta deeganada maamulka khaatumo ee sool

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: