Calendar

Hazard ” Riyadeyda Waa In Dhawaan Ka Mid Noqdo Real Madrid”

Kubad sameeyaha kooxda Chelsea Eden Hazard ayaa xaqiijiyay in riyadiisu ay tahay in uu ku biiro kooxda Real Madrid , iyadoo tani ay soo baxeyso xilli laacibka uu u muuqdo in uu la qabsanayo kooxda Chelsea.
Laacibka ayaa carabka ku adkeeyay in uu jecleysanayo in sanad gudahood uu uga mid noqdo ciyaartooyda Real Madrid , iyadoo dhanka Real-na laga hayn war ku aadan in ay donayaan laacibkaasi .
“lama yaabani in Chelsea aan la qabsaday , intaan ka badanna waan sameyn karaa , balse waxaan haatan u gacan haatinayaa in riyadeyda tahay in aan ku biiro Real Madrid sanad ama laba sano gudahood” ayuu sii raaciyay laacibkaasi .

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: