Calendar

Muuqaalka Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Reading v Arsenal

LINE-UPKA MACQUULKA AH
READING
Reading
Federici
Cummings, Pearce, Mariappa, Shorey
       McCleary, Leigertwood, Tabb, McAnuff        
Hunt, Le Fondre

ARSENAL

Arsenal FC
Szczesny
Sagna, Mertesacker, Vermaelen, Gibbs
Arteta, Wilshere
Oxlade-Chamberlain, Cazorla, Podolski
Giroud

Reading ayaa laga yaabaa inay dib u soo dhaweyso Jason Roberts iyo Pavel Pogrebnyak kuwaasoo dhaawac ku maqnaa.

Ciyaartan ayaa sidoo kale waqti hore ay ku tahay inay ciyaaraan Jimmy Kebe iyo Jem Karacan, inkastoo ay ku laabteen tababarka, halka Sean Marrison uu weli dhaawac yahay.

Gooldhaliyaha Arsenal Olivier Giroud ayaa kooxda ku soo laaban doono ka dib markii uu guuldaradii Bradford ku seegay dhabar xanuun.

Laurent Koscielny ayaa ku soo laabtay tababarka ka dib dhaawac uu qabay, halka Theo Walcott isna qiimeyn lagu sameyn doono ka hor kulankaan.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: