Calendar

5 Sano jir oo codsaday in loo guuriyo

khalid_ticis

khalid oo ah wiil yar oo kunol magaaladda Tacis ee Dalka Yamen oo Ay da’diisu tahay 5 jir  ayaa dareema baahi aad u wayin in loo dhiso gabdh.Isagao Xili Kaste Dareenkisu Kacsan Yahay Sidii Qofweyn oo Kale oo Qan Gaar ah,

Khalid oo baaluqay  isaga oo jira 2 sano. Taas oo keentay in uu kacsi badan yeesho sida wiil 16- 19 jir ah. Asuri oo ah aabaha wiil ka yar ayaa arrintan Sabab uga dhigay in u hilib ka soo baxay maskaxda  Khalid. Taasina Ay keentay in uu ku soo sii daayo jirka unugyo aad u tiraban.

Haddaba Unugyadaas ayaa keenay in uu  dareenadiisu biiraan inkasta oo ay da’diisu yar tahay. Wiilka yar oo dherekiisu yahay 1.26 santimiter miisaan kiisuna yahay 30 kiilo.

Asuri oo sheegay in uu Khalid qaato irbad 500 dollar ah bil kasta si ay u dagto xaaladiisu ugana yaaraato unugyada faraha badan ee jirkiisa soo galaayo. Aabuhuna ma awoodu in uu bixiyo lacgtaas bil kast oo Waxaa uu kasoo Jeeda Qoys iska meel dhaxaad ah.

Horay waaxaa daaweyntiisa wiil ka yar ku balan qaaday ninkii laha dhaxalka boqortooya Sacuudiga Amir suldan. Markaas oo qaliin loogu sameeyay wiilka yar dhaxtar ku yaal magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga.

Balse markii uu dhintay Amirku Balan Qaadka u Sameyey,Ayey Taalo u soo Baxdey Abaha Wilka dhalay, Waxaana uu awoodi kari waayay in uu u bixiyo kharashka  irbada uu qaato Wilisa.

Awooda qoyska oo yaraatay iyo Sidoo kale dhaaqaalaha dalka Yemen u hoos u dhacaay labadii sano ee u dambeysay ayaa keentay in ay dadbadan hayntoodu yaraato oo uu ku jiro Qoyska Wilka uu ka soo jeedo.

Dhaqtar Sayid oo ah dhaqtar ku takhsusay xaga unugyada ayaa sheegay in wiilka yar u baahan yahay daawayin degdeg ah,Haddaii kale ay jirkisa Cafimaad ahaan wax u dhimi karto  unugyadaan uu soo saarayo Maalin kaste jirkisa, Haddii aan laga Hortagiin

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Warar Kale [ Other News ].
« »

Comment: