Calendar

qaramada midoobay oo rajo fiican ka qabta qabashada doorashoada somalia ee 2016ka

ergayga gaar ka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arimaha somalia Nickoles kay ayaa sheegey inuu rajo fiican ka qabo doorasha somalia ka dhicidoonto labada kun iyo lix iyo tobanka doorashadasi oo uu sheegey inay u dhici doonto qaab ah qof kaste in uu  dhiibto codkiisa si hufan

nicklas kay ayaa yiri dowlada somalia iyo bulshada caalamka ee taageerta hormarka somalia inay horaayo howl adag 0o ku aadan sidii ay u suuragali lahayd howlahaasi doorashada.

Wuxuu xaqiijiyay in xafiiska siyaasadda Soomaaliya ee Qaramada Midoobay uu dowladda ka caawinayo howlo badan sida; dhismaha maamul-goboleedyada, dhameystirka dastuurka iyo afti u qaadistiisa iyo inay doorashooyinku qabsoomaan xilliga loo qorsheeyay.

sidoo kale, wuxuu danjiraha aad u amaanay guulaha la taaban karo ee toddobaadyadii la soo dhaafay ay ciidamada qalabka-sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ka gaareen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

sido kale waxaa kaloo uu danjiraha ku nuux nuuxsadey in todobadi isbuuc ee lasoo dhaafay la gaaray guulo wawayn oo al-shabab laga qabsadey 11 dagmo mudadaadi sido kale na wuxuu sheegay inay ku hanwayn yihiin in la sii wadi doono howgaladaasi oo maamul iyo kala danbayn la gaarsiin doono goobahaasi

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: