Calendar

Qarax Ismiidamina oo lala eegtay Gawaari ay UN-ka Leeyihiin

Muqdisho  - Qarax xoogan ayaa daqiiqado kahor ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buxiyay kaasi oo lagu weeararay labo gaari oo kuwa UN-ka ah, kuwaasi oo marayay meel ka ag dhow garoonka Diyaradaha ee magaalada Muqdisho.

Ilaa iminka lama ogo khasaaraha uu gaystay qaraxu, inkastoo wararka laga helayo Muqdisho ay sheegayaan in qaraxu uu saameeyay isku socodka KM4 ilaa garoonka diyaradaha Muqdisho.

Waa qaraxii labaad oo todobaadkan kudihisa ka dhaca magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.

Screen shot 2014-02-13 at 6.15.34 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.15.58 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.15.20 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.07.01 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.06.48 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.06.40 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.06.28 PM Screen shot 2014-02-13 at 6.06.13 PM qaraxa muqdisho

wixii kusoo kordha dib ayaan idinkagaso gudbin.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: