Calendar

Qarax Ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya

qaraxani oo ahaa Mid Ismiidaamin ah ayaa waxaa fuliyay nin Naftii hura ah oo isku soo xiray Walxaha Qarxa isagoo doonayay in uu isku qarxiyo Xafiiska Ra’isal Wasaaraha hase ahaatee ay Jooyiyeen Askarta ilaalada Ra’isal Wasaaraha taas oo keentay in halkaasi uu isku qarxiyo inta la ogyahay 1 Askari ayaa  ku dhimatay 2 kalena waa ay ku dhaawacmeen

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa soo buux dhaafiyay Askar ka tirsan Ciidamada dowladda iyo Kuwa AMISOM iyagoo goobta ka qaaday Maydka Ninkaasi is qarxiyay

Weli Majirto wax Faah faahina oo Masuuliyiinta dowladda ay ka bixiyeen qaraxaasi hase ahaatee wixii faah faahina kala soco www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: