Calendar

Ra’iiusl Wasaaraha Somalia oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Itoobiya

7

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo ku maraya safar dalka Itoobiya ayaa maanta oo Sabti ah la kulmay taliyaha ciidamada milateriga Itoobiya, Jen. Samora Muhammad Yunis, kaddibna wuxuu ra’iisul wasaaruhu booqasho ku tagay warshadda weyn ee dalka Ethiopia ee lagu magacaabo Metal and Engineering corporation (METEC).

1

Dhanka kale, ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdigiisu ay booqasho ku tageen mid ka mid ah xarumaha ay leedahay warshadda weyn ee dalka Ethiopia, taasoo qabata hawlo kala duwan oo ay ka mid yihiin samaynta qalabka baabuurta, baabuurta ciidamada iyo rasaasta.

6

5

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: