Calendar

Sergio Ramos ” Aayaheyga Sports Waxaan Ku Dhameysanayaa Real

Sida uu qorayo wargeyska Marc ee ka so baxa dalka Spain daafaca Real Madrid Sergio Ramos ayaa doonaya in kooxda uu la sii joogo sanado badan ilaa uu ka fariinsanayo aayaha Sports-ka .

Hishiiska hatan uu ugu joogo Ral ayaa gaaraya illaa 2017-ka , waxa uuna doonaya in ciyaaraha uu uga fariisto kooxda boqortooyada madrid .
Warkaan ayaa soo baxaya xilli warar kale horay u sheegayeen in Ramos uu doonayo in uu ka huleelo Madrid marka suuqa kala wareegga uu furmo haddii Jose Mourinho uu tababare u sii ahaado Real

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ].
« »

Comment: