Calendar

somalia oo laga xusayo maalinta shaqaalaha adunka

ayado ay maanta ku beegantahay malinta shaqaalaha aduunka ayaa waxaa maanta magaalooyin katirsan somalia laga xusayaa maalinta shaqaalaha aduunka ,

dhinaca kake gudoomiyaha barlamaanka somalia porf; maxamad cisman jawaari ayaa u hambalyey shaqaalaha guud ee somalia asagoo sheegay maalinta maanta ah in xubnaha barlamaanka fedaralka somalia ay fasax yihiin si ay oola dabaal dagaan shaqaalaha kale ee adunka ,

maalinta manta oo ku beegan kowda bisha may ayaa waxaa loogu aqoonsadey Sanadkii 1904 shir ay yeesheen ururrada shaqaalaha iyo kuwa ganacsiga ee adduunka oo  ka dhacay  magaalada Amsterdam inay tahay maalinta shaqaalaha adunka ,

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: