Calendar

United Oo 15-milyan Ku Dooneysa Daafaca Benfica

Daafaca kooxda Benfica  ayaa waxaa si weyn isha ula raaceysa kooxda Man United oo dalab rasmi ah u dirtay kooxdaas oo ku aadan in ay helaan farsamada Ezequiel Garay oo ay ku doonayaan 15-milyan oo uero.
Balse kooxda Benfica ayaa dalbaneysa in lacagata la gaarsiiyo ilaa 18-milyan iyadoo Real madrid qeyb ay dooneyso in ay ka hesho faa`idada ka soo baxda iibintiisa maadaama laacibka Real horay u ahaa.

Man united ayaa haatan ka odarseysa qiimahaas ay ku dhagan tahay kooxda Banfica , waxaana ka go`an united soo xero gilinta daafacaas.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: