Calendar

DAAWO CAJILADIHII BIN LAADIN OO MAANTA LASOO SAARAY (VIDEO)

Bartamaha — Video laga helay gurigii Bin Laadin oo markii askarta Maraykanka ah ay dileen ay horay u sii qaateen ayaa maanta waxaa dowladda maraykanka ay siisay saxaafadda.

Videogan ayaa ku tusinaya ayaa ku tusaya Osama oo daawanaya warar isaga ku saabsan oo si fiican ula socda xaaladda adduunka (waayo badan ayaa la is oranayay haddii Osama uu qar hoostiis ku nool yahay lama uu socon karo wararka iyo dhacdooyinka adduunka.. taasi waa beenoowday!).

Video kale ayaa ku tusinaya  Osama oo garkiisa si wacan u soo jartay madoobaystayna, oo ciradii iska habeeyay oo laga duubayo fariimihiisii.

Daawo Videoga:

Hoos ka fiirso sawirka.

obl3

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: