Calendar

Wasiir dowlaha shaqada iyo shaqaalaha oo maanta shir ja,raaid ku qabtay magaalada muqdisho.

waiir dowlahaWasiir dowlaha shaqada iyo shaqaalaha isboortiga iyo dhalinyarada oo maanta shir ja,raaid ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ka Warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay magaalada mosko ee dalka ruushka

Pr cllaahi sheekh cali qalocow wasiir dowlaha wasaarada shaqadda iyo shaqaalah isboortiga iyo dhalinyarada ayaa sheegay shirkaas ka Dhacay dalka ruushka iney ka soo qeyb galeyn 205 xubnood oo ka kala yimid dalal dhor ah

Sidoo kale wasiir dowlaha ayaa wuxuu ka hadlay holaha ay wado wasaarada iyo waxyaabaha ay qorsheyneyso isagoo si gar ah u Tilmaamay in wasaarada ay howl dayactir ay ka wado garoonka weyn ee koonis isla markaana ay dib u howl galindoonto garoonka Muqdisho dhalin yarada ay shaqo abuuris ay u sameyn doonto wasaaradda shaqadda.

Ugu danbeyntii wuxuu sheegay wasiir dowlaha in shirkaasi soomaaliya uu macna weyn ugu fadhiyay isla markaana baroor diiq loo Sameeyay masuuliyiintii ugu sareeyay isboortiga ee soomaliya oo ku geryooday qarixii ka dhacay golaha murtida iyo madadaalada.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: