Published On: Sun, Feb 3rd, 2013

Weerar Qarax oo ka dhacay Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya

Share This
Tags

Qaraxani oo ka dhashay Nin sitay Walxaha Qarxa oo ka dhacay Degmada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa waxa uu sababay Khasaaro Isugu Jira dhimasho iyo dhaawac.

“ Ninkii watay walxahaaan qarxa oo ka mid ah dadka Madowga ah ee dalka Kenya ayey  ku qarxeen walxahaasi isagaa ayaa Ku Geeriyooday 3 qof oo Askar iyo shacab isugu Jirana waa ay ku dhaawacmeen” Sidaasi waxaa Yiri Goob Jooge BBCda uga hadlayay qaabka weerarkaasi uu u dhacay.

Qaraxa Kadib ayaa Goobta waxaa Soogaaray Ciidamo aad u Badan kuwaasi oo Howl Gallo ka billaabay Degmadaasi Wajeer inkastoo aan si Rasmi ah Loo Shaacin Tira Cayiman oo lagu soo qabtay Howl Galkaasi.

Dalka Kenya ayaa waxaa ka dhacayay Qaraxyo kala duwan Tan iyo Markii Ciidamada Kenya ay Ka soo Tallaabeen Soohdinta ay ay la wadaagaan Soomaaliya xilligaasi oo wixii ka dambeeyay ay Al Shabab ku Goodiyeen in Weeraro ay Ka geysan doonaan dalkaasi Kenya

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";