Calendar

Xildhibaan C/laahi Max’ed Faarax oo ka mid ahaa Mudanayaasha barlamanka Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalaad Nairobi

barlamnakNairobi/Bartamaha:Xildhibaan ka tirsanaa Barlamanka FKMG Soomaaliya ayaa xalay waxaa uu ku geeriyooday isbitaal kuyaala Magaalada Nairobi Ee xarunta Wadanka Kenya.

Warar Ee heshay www.Bartamaha.com ayaa xaqiijiyay in Xildhibaan  C/laahi Max’ed Faarax oo ka mid ahaa Mudanayaasha barlamanka KMG Soomaaliya uu Xalay Ku Quur baxay Magaaalada Nairobi.

Xildhibaanka Ku Geeriyda Isbitaalka Magaalada Nairobi ayaa qabay Xanuun uu la ildarnaa, wararka ayaa intaasi ku daraya in muddo uu kusugnaa Wadanka England uu Caafimaad u aaday balse uu XaLay Waqtigisia dhamaaday isagoo ku Geeriyday Magaalada Nairbi Ee dalka  Kenya oo baryihii ugu danbeeyay ku xanuunsanayay.

Allaha u Naxariistee Xildhibaan C/laahi Max’ed Faarax ayaa Xalay ku Geriyooda Caasimadda Nairobi waxaa  lagu wadaa in Saaka Lagu aaso Magaalaad Nairobi, waxaana Tacsi u diray Baarlamaanka Dowladda FKMG Soomaaliya gaar ahaan Baarlamaanada ku suagn Dalka Kenya.

www.Bartamaha.com

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: