Calendar

Arday indhoolayaal ah oo baranaaya computer Daawo sawirada.

 DSC00667
Ardaydan oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa waxa ay yihin kuwa barta Computarka iyo sidoo kale Luuqadaha kala duwan waxaana tiradooda ay gaaraysa ilaa 25 arday sida uu Maamulaha iskuulka oo lugu maga caabo abiikar xuseen al bashiir ayaa ka war bixiyay qabka ay wax u bartaan ardaydaan iyo waxyaabaha ay baraan .

waxa uu sheegay iney baraan luqadaha tarbiyada islaamka qur.aanka iyo waliba Computarka sidoo kale waxa uu sheegay iney cuna iyo hooy ay sexdaan ay ugu dhaxsameyeen isla iskuulka ay wax ku bartaan

ugu danbeytii ardaydaan oo tiradooda gareysa ilaa 25 arday oo indha aan lahey ayaa waxa ka barata iskuulka oo lagu maga caabo al maziil oo ku yaala dagmada wadajir ay gobalka banaadir. Daawo sawirada

xafiiska wararka bartamaha muqdisho

 

 

DSC00645 

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: