Calendar

David Villa Oo Lala Xariirinayo Kooxda Swansea City

villllllIlo wareedyo ayaa sheegaya in weraryahanka Barcelona David Villa uu u dhaw yahay in uu ka huleelo Barcelona marka suuqa kala wareega uu fumo , waxaana la xusayaa in horyaalka ingiriiska uu gaari doono iyadoo uu ka galayo daaqada Sawansea City .
Xili ciyaareedkaan Villa daqiiqado yar uun ayuu helay ka qeyb galka ciyaaraha Barcelona , waxa uuna tababaraha xanuusan Vilanova ka door bidiyay Villa weeraryahanka kale ee Alexes Shanzez .
Waxaa la leeyahay Villa waxa uu ka careysan yahay ka qeyb gal la`aanta , waxa uuna sidaa darteed uu ka fekaraaya in kooxda uu ka huleelo , waxaana horay u soo baadi goobtay kooxda Liverpool

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: