Calendar

Daafaca Juventus Giorgio Chiellini ayaa Garoomada ka maqnaan-doono 2bil

jooJuventus ayaa lagu waramayaa in muddo laba bil ah ay weynayaan daafacooda birta  ah Giorgio Chiellini kaasi oo dhaawac culus uu ka gaaray dhanka laf dheerta .

Waxaa lagu waramay in Giorgio Chiellini in  uu ku dhaawacmay xisada tababarka kooxda ay arbaacdii qaadanayeen , iyadoo sidoo kale laga baqayo in intaas ay ka badato maqnaashihiisa.
Marwada duqoowday ayaa haatan ku qasbanaaneysa in ay daafac baadi goobto maadama gudaha iyo dibadaba ay sugayaan ciyaaro aad u kulul lagana baqayo in horyaalka kooxaha yurub isku aadaan kooxda Real Madrid

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Ciyaaraha [ Sports ], Sports.
« »

Comment: