Calendar

Nin 25 sano jir ah oo dhigay iskoor shukaansi kii ugu yaabka badnaa Dunida.

Louis  Patterson oo ah 25 sano jir udhashay dalka Mareykanka ayaa dhigay Iskoor shukaansi kii ugu yaabka badnaa.

Ninkaan ayaa habeen qura xa uu hal Huteel ku balamiye  25 haween ah oo mid walbaa gaarkeeda ubalamiye isagoo arintaa kaga gol leh in uu dhigo iskoor  shukaansi kii ugu tirade badnaa caalamka.

Mr. Louis mar uu uhadlaye Tv-ga caalamiga ah ee CNN ka ayaa sheegay  in mudo dheer kutaamaye in hal meel isugu keena 25 gabdhood.

“waxa aan aad ugu farxsanahay in caawa ay ii rumoowday rideeydii ahayd in habeen qura aan haasaawe ama shukaansi  la sameeyo 25 gabdhood, Aniga waxa an 3 bilood ka hor goostay in aan shukaansi la sameeyo haween gaarayo da’da aan jiro ee 25 sano  sida aad aragtaana caawa ayaan ku guuleestay  hamigaygii”

Mr.Louis  ayaa intaa raaciye in uu sii wadayo shukaansiga xad dhaafka ah ee mudooyinkii dambe uu waday isagop hamigiisa yahay in uu gaaro tira intaa kabadan.

Bageka uu Twitter  uu kuleeyahay Louis ayuu ku qoray in doonayo in markale uu dhigo iskoor shukaansi kii ugu tira badnaa caalamka.

Nikaan ayaa ka yaabiye dadka ku  nool caalamka waana talaabadii ugu horeeysay oo uu qaado nin Reer galbeed ah.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Warar Kale [ Other News ].
« »

Comment: