Calendar

Madaxweynaha oo la kulan la qaatay Safirka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheikh maxamuud ayaa kulan maanta la qaaatey safiirka Midowga Afrika u qaabilsan Arimaha Somalia Amb Maxamed Saalax Anadiif  oo maalinti shaley aheyd soo gaarey Magaalada Muqdisho

Amb Maxamed Saalax Anadiif oo kulanka kadib la hadlay Bahda saxaafada ayaa sheegay in Ujeejada kulanka uu la qaatay madaxweynaha uu ahaa barasho Islamarkaana uu kale hadlay Arimo ee ka mid aheyd Howgalada Amisom ee Gudaha dalka somalia.

Sidoo kale waxa uu safiirka sheegay in Howlagada Amisom sii socon doonaa ilaa laga xaqiijiyo Amaankood Guud ee Somaalia uu noqdo mid xasiloon.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: