Calendar

Qar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay muqdisho halkaan ka Daawo cafimaad taam ah allaah hasiiyo

 

dadkaan rayid ah oo isugu jira caruur iyo dad da.ah ayaa ku waxyeelobay qarixii shalay xasuuqa ahaa oo aad u foosha xumaa ee lugu beegsaday dad imtaxaan iyo rajo waxbaro lahaa iyo waalidiintii dhalay ilmahaasi ayaa ku nafwaayay in ka badan 40 halka ay ku dhawacmeen 100 ruux hadaba waxaa inoo surta GASHAY INAA IDIN SOO BANDHIGNO XAALADAHA CAFIMAAD ………

12345678910111213

 

 

 

 

 

 

ALLAAH AYAAN KA BARYENAA INUU CAFIMAAD SIIYO INTA DHIMATAY ILAAH HA U NAXARIISTO AAMIIN.

Comments

comments

Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: