Calendar

Wasiirka Arrimaha guddaha iyo Amniga Qaranka oo Socdaal ku tagey Afgoye

Wasiirka arimaha guudaha iyo amniga qaranka xakuumada Somaaliya ayaa socdaal ku tagay Degmada Afgooye Islmarkaana Kulamo uu halkaasi kula yeelanayo Maamulka Degmadaasi.

Wararka ka imaanayo Afgooye ayaa sheegaya in kulan irdaha xiran uu u socdo Maamulka Degmada iyo Wasiirka Arimiraha Gudaha iyo Amniga qaranka xakuumada Somaaalia.

Wixii war ee kasoo kordha Socdaalka wasiirka Wararkeyna danbe ayaa idinkugu so gudbin doonaa

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: